Caafimaadkaagu gacantaaduu ku jiraa. Ilaa 1.5 milion qof ayaa gacma-dhaqasho (falaxal) iyo nadaafad la’aan u dhinta sannadkii aduunka, sidsayna muhim u tahay gacma-dhaqashadu (biyo keliya, ama biyo iyo saabuun ayadaana xoog badan).
waa ina ilaalisaa ayadoo gacmaheenna ka saaraya oo ka n adiifinaysa jeermiska caabuqa keena ka hor inta aanay fursad u helin inay oogadeena galaan sida indhaha, afka iyo sanka ama u gudbaan dadka iyo alaabta ina ku xeeran.
Mararka u badan oo ay waajib tahay gacma-dhaqahadu waxaa ka mid ah:
· Maka musqusha lgu soo xaajoodo kaddib · Marka cunto kariska la bilaabayo
· Intaan cunto cunida la bilaabin iyo marka la dhammaysto
· Marka qof buka la soo booqdo oo asaga iyo alaabta ku xeeran la taabto.
· Marka qofu hidhiso ama uu taabto sheyaasha badanaa dadku iticmaalo sida albaabada

Leave your comment