Maxaan khibrad U Leenahay.

  • Talo ka bixinta cilmibaarista (protocol development, data collection and analysis, data interpretation and presentation)
  • Daraaseynta xanuunada faafa
  • Hubinta kor u qaadida tayada Mashaariicda
  • Qiimeynta khataraha Keena Cudurada aan laysu gudbin karin
  • Fasiraad iyo Turjumid Dhowr Af
  • Xog aruurin taleefon iyo shabakada internetka
  • Caafimaadka Ciidammada
  • Sii wadidda waxbarashada xirfadlayda caafimaadka
  • Wacyiggelinta Caafimaadka (madal, muxaadaro, warqado)
  • Wax barashada caafimaadka
  • Yaan Taakulayn kar naa

  • Bukaanka
  • Takhaatiirta
  • Waaxaha Caafimadka
  • Bulshooyinka dadka lagatiro badan yahay iyo soogalootiga
  • Sidee dadka kugaransiin karnaa

  • Muxaadaro
  • Madal
  • Maqal iyo muqaal
  • War bixiin