Maxaan
kusaabsannahay.

Hubsiino Healthcare Consulting waashirkad Ka tala bixisacilmi barista iyo waxbarashada caafimaadka. Shirkaddan cusub ee talo bixiska ah waxayugu horreyn ka shaqeyndoontaa farqiga caafimaad ee ka jirabulshada dhexdeeda, wax barashada caafimaadka, iyo wacyiggelinta caafimmadka, gaarahaan bulshooyinka lagatirada badan yahay (minority), bulshooyinka soogalootiga ah, iyo dalalka soo koraya.
Waxaan kudadaalaynaa in aan dadweynaha u soogudbino keliya wax aan hubno in ay run iyo sax yihiin, ay waxtarna u leeyihiin dadka. Waxaan Aad ula dagaalamidoonaa xogaha khaldan, khuraafaadka (Myth) annagoo isticmaalayna war isgaarsiin cad. Siiba marka laga hadlayo daryeelka caafimaadka. Sidaa saan magaca hubsiino ugubixinay barnaamijkaan (website kaan).

Dr. Ahmed Dalmar
MD, MS, CPI

Maharaj Singh, PhD

Biostatistician

Soo socda

Soo socda