Kala Fogaa:  Noqo wax kastoo aad noqon kartid- Be All You Can Be iyo Sheego wax kastoo aad sheegan kartid- Claim Whatever You Can Claim

Kala Fogaa: Noqo wax kastoo aad noqon kartid- Be All You Can Be iyo Sheego wax kastoo aad sheegan kartid- Claim Whatever You Can Claim

Wacyeggelin 2022-12-18 0

Waa laba oraah oo iska soo horjeeda, muqaalna ka bixinaya labada dal oo laga isticmaalo (USA iyo Somalia). Oraahda hore waxaa laga isticmaalaa USA, wxaana loola jeedaa in qof kasta lagu dhiiri galiyo in uu gaaro meesha ugu saraysa ee kartidisa ah, uuna la kulmo xadka awoodisa; waxay kaloo ku boorinaysaa inuu qofku dabagalo oo ka dhabeeyo riyadiisa cabsi la’aan, waana tan ka dhigtay dalka add

Maalinta Caalamiga Wadnaha

Maalinta Caalamiga Wadnaha

Wacyeggelin 2022-10-01 0

Cudurada wadnuhu waa dilaayaal aamusan oo si lama filaan ah iyo digniin la'aan u dhaca. Maalinta Wadnaha Adduunka 2022, oo ku began 29ka September, waxaa loola jeedaa in sare loogu qaado heerka gararashada dadka ee caafimaadka wadnaha iyo dhuumaha dhigga qaada, loona yareeyo walaaca isa soo taraya oo laga qabo cudurada  ku dhaca xubnahaas, oo weli ah dilaaga ugu weyn adduunka, kuna soo ba

Caafimaadkaagu gacantaadu ku jira

Caafimaadkaagu gacantaadu ku jira

Uncategorized 2022-10-01 0

Caafimaadkaagu gacantaaduu ku jiraa. Ilaa 1.5 milion qof ayaa gacma-dhaqasho (falaxal) iyo nadaafad la’aan u dhinta sannadkii aduunka, sidsayna muhim u tahay gacma-dhaqashadu (biyo keliya, ama biyo iyo saabuun ayadaana xoog badan). waa ina ilaalisaa ayadoo gacmaheenna  ka saaraya oo ka n adiifinaysa jeermiska caabuqa keena ka hor inta aanay fursa

Iska Caabbinta Antibiyootiga-Adduunka iyo Somalia

Iska Caabbinta Antibiyootiga-Adduunka iyo Somalia

Uncategorized 2022-01-06 0

Antibiyootigu waa Maxay? Antibiyootigu waa kiimikooyin dila ama joojiya koritaanka bakteriyada. waxaana loo isticmaalaa in lagu daaweeyo caabuqyada bakteriyada. Waxaa laga soo saaraa dabeecadda (bakteriyada ciidda iyo fungi), waxaana loo kala saaraa kuwa dila keliya dhowr nooc sida Penecillin G oo la yiraahdo “Narrow spectrum”, iyo kuwo wax ku ool ah oo nocyo kal duwan lagu daaweeyo o

Dhiig Kar- Taariikhada iyo Maareynta

Dhiig Kar- Taariikhada iyo Maareynta

Dhiig Kar One 2021-02-28 15

Cadaadiska dhiiggu (CD) waa kan ugu muhiimsan caalaamadaha la xiriira ama ku saabsan nolosha oo bukaanka laga cabiro sida (garaaca wadnaha, heerka xummadda iyo heerka neefsashada). Da'da, jinsiga iyo taariikhda sigaar cabista kadib, CD waa tilmaanta ugu fiican ee odorosi karta nooloshaada iyo boqolkiiba inta noloshaada kamid ah oo aad naafoobi kartid waxyeellada uu jirka u geysto dhiig karku d

Khatarta Pharmashiyeyaasha Soomaaliya

Khatarta Pharmashiyeyaasha Soomaaliya

Health Education Litercy 2021-01-25 6

Hordhac  Pharmacy waa cilmiga caafimaadka ee isku xira cilmiga caafimaadka iyo kiimikada, wuxuuna u xilsaaran yahay sahanka, oogaanshaha, soo-saarka, qaybinta, iyo fogaynta (wixii waqtigoodu dhaco ama xumaada). Wuxuu kaloo hubiyaa  ammaanka iyo waxtarka (safety and efficacy) daawooyinka iyo xagkamaynta dawooyinka iyo daawooyinka qabatinka leh. Farmashiste waa xirfadle shahaada u haysta

Nin Buka boqol U Tali

Health Education Litercy 2021-01-08 4

Gumeysiga ka hor, Somaalidu waxay ahaayeen qabaail xoolo dhaqata ah. Intii isku qabiil ahiba waxay degganaayen dhul u  gaar ah; waxay ahaayeen wax-wadaag, waxaa ka dhexeeyeey daaqa,  biyaha, xoolaha (geela), magaca iyo sharfta. Bulshadaasi waxay ahayd bulsho siman (egalitarian society) oo malahayn kala sarayn (haddii laga reebo da’da iyo kartida qofka). Waxay wada difaacan jireen,

Maxaan Hubsiino ugu bixiyay website kaan?

Maxaan Hubsiino ugu bixiyay website kaan?

Uncategorized 2020-12-23 2

Hubsiino oo micnaheedu yahay wax Xaqiijin ama wax hubsasho, waa arrin aad loogu qiimeeyo dhaqanka soomaalida; waxaana lagu xusay dhowr maahmaahood sida “Hubsiino hal baa la siistaa”taas oo macnaheedu yahay: Inaad wax si hubaal ah u ogaato, qofku wuxuu xitaa siisan karaa hal geel (xoolaha ugu qaalisan xoolaha soomaalida). Maahmaah kale "Ma hubsade Hanfade noqoy"waxay shee