Waa laba oraah oo iska soo horjeeda, muqaalna ka bixinaya labada dal oo laga isticmaalo (USA iyo Somalia). Oraahda hore waxaa laga isticmaalaa USA, wxaana loola jeedaa in qof kasta lagu dhiiri galiyo in uu gaaro meesha ugu saraysa ee kartidisa ah, uuna la kulmo xadka awoodisa; waxay kaloo ku boorinaysaa inuu qofku dabagalo oo ka dhabeeyo riyadiisa cabsi la’aan, waana tan ka dhigtay dalka add
Cudurada wadnuhu waa dilaayaal aamusan oo si lama filaan ah iyo digniin la'aan u dhaca. Maalinta Wadnaha Adduunka 2022, oo ku began 29ka September, waxaa loola jeedaa in sare loogu qaado heerka gararashada dadka ee caafimaadka wadnaha iyo dhuumaha dhigga qaada, loona yareeyo walaaca isa soo taraya oo laga qabo cudurada ku dhaca xubnahaas, oo weli ah dilaaga ugu weyn adduunka, kuna soo ba
Caafimaadkaagu gacantaaduu ku jiraa. Ilaa 1.5 milion qof ayaa gacma-dhaqasho (falaxal) iyo nadaafad la’aan u dhinta sannadkii aduunka, sidsayna muhim u tahay gacma-dhaqashadu (biyo keliya, ama biyo iyo saabuun ayadaana xoog badan). waa ina ilaalisaa ayadoo gacmaheenna ka saaraya oo ka n adiifinaysa jeermiska caabuqa keena ka hor inta aanay fursa
Antibiyootigu waa Maxay? Antibiyootigu waa kiimikooyin dila ama joojiya koritaanka bakteriyada. waxaana loo isticmaalaa in lagu daaweeyo caabuqyada bakteriyada. Waxaa laga soo saaraa dabeecadda (bakteriyada ciidda iyo fungi), waxaana loo kala saaraa kuwa dila keliya dhowr nooc sida Penecillin G oo la yiraahdo “Narrow spectrum”, iyo kuwo wax ku ool ah oo nocyo kal duwan lagu daaweeyo o