Hordhac Pharmacy waa cilmiga caafimaadka ee isku xira cilmiga caafimaadka iyo kiimikada, wuxuuna u xilsaaran yahay sahanka, oogaanshaha, soo-saarka, qaybinta, iyo fogaynta (wixii waqtigoodu dhaco ama xumaada). Wuxuu kaloo hubiyaa ammaanka iyo waxtarka (safety and efficacy) daawooyinka iyo xagkamaynta dawooyinka iyo daawooyinka qabatinka leh. Farmashiste waa xirfadle shahaada u haysta
Gumeysiga ka hor, Somaalidu waxay ahaayeen qabaail xoolo dhaqata ah. Intii isku qabiil ahiba waxay degganaayen dhul u gaar ah; waxay ahaayeen wax-wadaag, waxaa ka dhexeeyeey daaqa, biyaha, xoolaha (geela), magaca iyo sharfta. Bulshadaasi waxay ahayd bulsho siman (egalitarian society) oo malahayn kala sarayn (haddii laga reebo da’da iyo kartida qofka). Waxay wada difaacan jireen,