Maxaan Hubsiino ugu bixiyay website kaan?

Maxaan Hubsiino ugu bixiyay website kaan?

Uncategorized 2020-12-23 2

Hubsiino oo micnaheedu yahay wax Xaqiijin ama wax hubsasho, waa arrin aad loogu qiimeeyo dhaqanka soomaalida; waxaana lagu xusay dhowr maahmaahood sida “Hubsiino hal baa la siistaa”taas oo macnaheedu yahay: Inaad wax si hubaal ah u ogaato, qofku wuxuu xitaa siisan karaa hal geel (xoolaha ugu qaalisan xoolaha soomaalida). Maahmaah kale "Ma hubsade Hanfade noqoy"waxay shee