Dhiig Kar- Taariikhada iyo Maareynta

Dhiig Kar- Taariikhada iyo Maareynta

Dhiig Kar One 2021-02-28 15

Cadaadiska dhiiggu (CD) waa kan ugu muhiimsan caalaamadaha la xiriira ama ku saabsan nolosha oo bukaanka laga cabiro sida (garaaca wadnaha, heerka xummadda iyo heerka neefsashada). Da'da, jinsiga iyo taariikhda sigaar cabista kadib, CD waa tilmaanta ugu fiican ee odorosi karta nooloshaada iyo boqolkiiba inta noloshaada kamid ah oo aad naafoobi kartid waxyeellada uu jirka u geysto dhiig karku d