HUBSIINO HAL BAA LA SIISTAA

Warbixin cusub

Bal Dhagaysta clip kaan https://fb.watch/hK5IwuLXBT/?mibextid=RUbZ1f

Akhryia Maqaalkaan ku jira website kaan hubsiinohc.com ---Somali  ---  Warbixinno oo ka hadlaya khataraha iyo dhibaatada ka imaanaya Farmashiyeyaasha Soomaaliya. Cidi uma maqna, Ceelna uma qodna.

"DHAMMAAN NOOCYADA CADAALAD DARADA, SINAAN LA'AANTA CAAFIMAADKA BAA UGU DARAN "
Dr. Martin Luther King, Jr.

Aad baan ugu faraxsanahay in ka tageero Dr. Ahmed Dalmar furitaanka Boggaan muhimka ah. Aniga iyo Axmed Dalmar waxaan ka wada shaqaynay muddo 10 sano ah daraasada caafimmad oo badan aragnayna bukana badan oo qaba dhig kar (hypertension) ayna adkayd si loo daaweeyo. Diyaar baan u nahay in aan ka talo bixino muuqaal ahaan haddii loo baahdo 

Clarence Grim BS, MS, MD, FACP, FACC, FAHA-CHBPR, FASH Endocrinology, Epidemiology, Cardiology, and Nephrology.

Dr. Ahmed Dalmar MD, MS,CPI

YAA NAHAY

Hubsiino Healthcare Consulting waa hay'ad Ka tala bixisa cilmi barista iyo waxbarashada caafimaadka. Hay'ad daan cusub ee talo bixiska ah waxay ugu horreyn ka shaqeyndoontaa farqiga caafimaad ee kajira bulshada dhexdeeda, waxbarashada caafimaadka, iyo wacyiggelinta caafimmadka, gaar ahaan bulshooyinka lagatirada badan yahay (minority), bulshooyinka soogalootiga ah, iyo dalalka sookoraya.

HUBSIINO TALO BIXIN CAAFIMAAD

HIMILADA YADA

Waxaan kudadaalaynaa in aan dadweynaha u soogudbino keliya wax aan hubno in ay run iyo sax yihiin, ay waxtarna u leeyihiin dadka. Waxaan Aad ula dagaalamidoonaa xogaha khaldan, khuraafaadka (Myth) annagoo isticmaalayna war isgaarsiin cad. Siiba marka laga hadlayo daryeelka caafimaadka. Sidaa saan magaca hubsiino ugubixinay barnaamijkaan (website kaan).

YAAN TAAKULAYN KARNAA

BUKAANKA, TAKHAATIIRTA, WAAXA CAAFIMAADKA, BULSHOOYINKA LAGA TIRA BADABYAHAY IYO SOOGALO OTIGA, IYO XARUMAHA CAFIMAADKA

SIDEE DADKA KU GARANSIIN KARNAA WARKA

Muxaadaro, MADAL, WARBIXIN AND MAQAL IYO MUQAAL

FIKRAD LAYDA

 

takhaatiir, epidemiologists, certified investigators, Statisticians, and Public health professionals.

Akhrista yaasha waxaan usheegaynaa in aan bogaan kusoo badhigayno kaliya dad takhasus uleh mawduucayada kor kuqoran.

Waxaan ku howlanaa dhiig kar laga bilaabo 1963dii. Waxaan rajaynayaa in khibradayadu ka dhigto boggaan mid waxtar u leh dad badan oo dunida daafaheeda iyo Soomaaliaba jooga. Waxaan ka jawaabi doonaa sua’aal kasta oo dhiig kar ku saabsan.

Clarence Grim BS, MS, MD, FACP, FACC, FAHA-CHBPR, FASH.
Senior Consultant to Shared Care Research and Education Consulting, Inc. Board Certified in Internal Medicine, Geriatrics and Hypertension. Retired Professor of Internal Medicine, Hypertension